Masha alla hooyo Allah sida u bariday iyo sida u samiirta waa Ka allah maanta KU soo calayaay masha alla tabaarakalaa KU faraaxasanahay hooyo allah ha KU dhawro
Masha allah wallhi saan u farxay allaa og waan jariiracooday farcad darteed Faadumo waan la murgi jiray Iyo maamada kale ee Nimca, hooyo kasta oo ilmo laga haysta alle ha uga soo waado, faadumo waa qof alle ku mahadnaqa marwalba farxadaada waa farxadeena Faaduma
Halima Hersi
Måned siden
🥰🥰🥰🥰🥰👍❤️❤️❤️❤️ Aaamiin aamiin yaa rabbi raxmaan
Hawo Jama
Måned siden
Masha allah abaayo wan kula faraxsanahay anaguna ilaahay caruurta kalena hakula kulansiiyo kuwa nabad gurigooda loogu soo celiyana allaha kuu kaso
Roda Mumtaz
Måned siden
Manshalah qaali Ilahay hakuu soo celiyo nuurkii gurigaga iyo farxadiisaba
Kommentarer